DAAWO;Siyaasi Siciid Sulub Oo Bulshada Gobolada Togdheer iyo Daadmadheedh Ku Canaantay Dhismaha Wadada Isku Xidha Hargaysa Iyo Oodwayne
February 18, 2019 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Siyaasi siciid sulub oo kamida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay dhib udhaca haysta gobolka daadmadheedh iyo sida loo hagraday dhismaha wadada isku xidha hargaysa iyo oodwayne.