|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madax-dhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Fuliyo Balan Qaadkii Ay Ugu Codeeyeen Ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley,
February 8, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Chief caaqil guud ee gobolka gabiley Chief Dayib Cabdi Ciidle ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo muranka ka taagan doorshada baarlamaanka somaliland ee loo mudeeyay dhamaanka 2019 iyo caqabadaha ku gadaaman. Sidoo kale chief caaqil dayib ayaa madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi oo bulshada reer gabiley ay siiyeen codkii ugu badnaa ugu baaqay in uu fuliyo balamihii uu uqaaday reer gabiley isamarkaana uu si deg deg ah uga hawlgalo sidii gobolnimada gabiley loo ansixin lahaa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Hanjabaad Culus U Diray Dadka Hurinaya Colaada Ceel-afwayn Far... DAAWO;-Bulshada Magaalada Tog Wajaale Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo ... Gorsoorka Somaliland Oo Xukun Ku Riday Saraal Katirsanaa Sirdoonka Somaliya Oo Dhawaan Lagu Qabtay M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|