DAAWO;Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Dalka Ka Dhoofay Iyo Ujeedada Socdaalkooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Dalka Ka Dhoofay Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
February 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maayarka caasimada hargaysa iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dalka ka dhoofay maanta iyagoo socdaal ku yagi doonoa wadamo kamida qaarada yurub kaasi oo ay kaga qaybgali doonaan shir muhiim.

Ujeedada socdaalka waftigan ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay Agaasimaha ururka dawlada hoose Maayarka berbera iyo Maayarka caasimada Ahna gudoomiyaha maayarada somaliland

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS