DAAWO;Dawlada Hoose Oo laba Wado Ka Dhagax Dhigtay Qaarkamida Xaafadaha Magaalada Hargaysa Iyo Mashaariic Kale Oo Ay Hirgalinayso! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Dawlada Hoose Oo laba Wado Ka Dhagax Dhigtay Qaarkamida Xaafadaha Magaalada Hargaysa Iyo Mashaariic Kale Oo Ay Hirgalinayso!
February 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo maayarkxigeenka caasimada hargaysa ayaa siwada jirah udhagax dhigay laba wado oo laga hirgalinayo qaarkamida xaafadaha magaalada hargaysa.

Sidoo kale dwlaha hoose ee magaalada hargaysa ayaa sheegtay in mashaariic kale ka hirgalinayso gudaha casimada hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS