|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo Cadeeyay In Aanay Jirin Wax Daynta Ah Oo Lagu Wareejiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi,Muxuuse Ka Yidhi Kirada Saldhiga Berbera?
February 11, 2019 - Written by Editor:“Saldhiga Milateri Maanu Kireyn Ee Waxaan Ku Badalanay Mashaariic Horumarineed Oo Ay Qeyb Ka yihiin Adeegyada Caafimaadka Berbera Iyo ..” Xuseen Aden Cige “Deyr” HARGAYSA(W,N) Afhayeenkii Hore Ee Madaxtoyada Xukuumadii Axmed Siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige (Dayr) oo wax laga waydiiyay arimo maalmihii udanbeeyay bulshada hadal haynteedu ku badnayd islamarkaana xukuumada madaxwayne muuse biixi sheegay in lagu wareejiyay dayn iyo heshiiskii saldhiga berbera ‘ Afhayeen xuseen dayr ayaa sheegay in aanay jirin wax dayn ah oo xukuumadii axmed siilaanyo ku wareejisay xukuumada madaxwayne muuse biixi isagoo dhanka kale sheegay in xukuumadii hore wax kiro aanay ka qaadanaynin saldhiga HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:WAXANU IDINSOO BANDHIGAYNAA SAACADAHA SOO SOCDA SHAKHSIYADA MAYORKA GABILEY IYO XOGHAYAHA GABILEY+ K... DAAWO; Hal Qof Oo Caruura ku Geeriyooday Guri Ku Shuf beelay Xaafada Isha Boorama Ee Magaalada Harga... Masuuliyiinta Ugu Sareeya Shirkada Laydhka Ee Sompower Ayaa Waxaba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|