|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Su,aalo Kulul Oo Xasaasiya La Boobay Hanti Dhawrka Qaran Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay!
February 9, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xildhibaanada golaha guurtida ayaa su,aalo kulul la boobay hanti dhawrha guud ee qaranka oo maanta hortagay golaha guurtida. Sidoo kale xildhibaanada ayaa hanti dhawraha waydiiyay waxa laga yeelay ganacsatadii gacanta ku haysay maaha kayd shidaal lacagta sharci darada ee wasaarada gaadiidku ka qaado muwaadiniinta qaadanaya liisanka,buuga gaadhi iyo lambar badalka gaadiidka oo gore ujoojiyeen cashuuraha lagu soo rogay golaha wakiilada Halkan ka Daawo Su,aalihii la Waydiiyay Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay; Related posts:Booyadihii Gurmadka Abaaraha Ee Xukuumaddii Hore Soo Iibisay Oo Baadhitaan Dheer Kadib Laga Soo Hela... Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Ka Qeyb-galay Furitaanka Bandhigii 12aad Ee Carwada Buugaagta Hargeysa... Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo War Kasoo Saartay Xadhiga Viber Optic Oo Soo Gaadhay Badda Berbera. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|