|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Su,aalo Arimaha Xajka La Xidhiidha Waydiiyay Wasiirka Diinta & Awqaafta Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!!
February 11, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka diinta iyo awqaafta ayaa maanta hortagay golaha guurtida halkaasi oo ay ku waydiiyeen su,aalo kulul oo la xidhiidha dhibta dadka reer somaliland ka haysata gudashada xajka Xildhibaan suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan oo kamida golaha guurtida ayaa wasiirka waydiiyay su,aalo laxidhiidha xajka iyo dhibta ka haysata dadka reer somaliland. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:“Waar Aniga Ilaahay Cilmi La'aanbuu Igu Siiyay Xoolaha, Ee Idinkana Ilaahay Cilmiga Haydinku Siiyo".... Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Taliyayaasha Ciidamada Soma... War Deg Deg Ah Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Hada Xaqiijiyay Xadhiga Buurmadow Iyo Waxa Uu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|