GABILEY(W,N) Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor oo kamid golaha deegaanka Degmada Gabiley, ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay maayarka magaalada gabiley oo uu sheegay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan iyo wax isadaba marin’
Sidoo kale Xildhibaan Mustafe ayaa fariin udiray xukuumada madaxwayne Muuse Biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;