DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Beeniyay in xukuumada lagu wareejiyay 80Milyan Oo Daynta Ah ! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Beeniyay in xukuumada lagu wareejiyay 80Milyan Oo Daynta Ah !
February 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada somlailand dr sacad cali shire ayaa gabi ahaanba beeiyay In xukuumada lagu wareejiyay 80milyanoo daynta ah warkii maalintii dhawaydna uu gudoomiyaha gudida dabagalku hanti qaranku si khaldan udhigay sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa beeniyay war habeenii xalay tvga horn cable lagu baahiyay  kaasi oomlagu sheegay in  madaxtooyadu mashruuc  dekeda bebrera siisay ganacse caan ah

Hadaba wasiir maaliyada oo goor dhawayn warbaahin la hadlay ayaa sheegay in aanu jirin wax mashruuca ah oo xkuumada cid gaara siisay iyo heshiis uu isagi sexeexay toona

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS