|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Beeniyay in xukuumada lagu wareejiyay 80Milyan Oo Daynta Ah !
February 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada somlailand dr sacad cali shire ayaa gabi ahaanba beeiyay In xukuumada lagu wareejiyay 80milyanoo daynta ah warkii maalintii dhawaydna uu gudoomiyaha gudida dabagalku hanti qaranku si khaldan udhigay sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa beeniyay war habeenii xalay tvga horn cable lagu baahiyay kaasi oomlagu sheegay in madaxtooyadu mashruuc dekeda bebrera siisay ganacse caan ah Hadaba wasiir maaliyada oo goor dhawayn warbaahin la hadlay ayaa sheegay in aanu jirin wax mashruuca ah oo xkuumada cid gaara siisay iyo heshiis uu isagi sexeexay toona Halkan ka daawo muuqaalka warkan;
Related posts:Dhacdo Naxdinle; Guri Ku Gubtay Magaalada Wajaale Oo Ay Ku Dhinteen Afar Qof Oo Isku Qoys Ah Iyo Dha... Shirkadaha Ku Bahoobay Xadhiga Fiper Optic Oo Kulan Ku Yeeshay Xarunta Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo H... DAAWO; Wasiir Shucayb Oo Si Adag Iskaga Difaacay Dhaliilo uu Boobe Yuusuf u Jeediyay.Muxuuse Kul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|