|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Wasiiro Ka Socda Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
February 10, 2019 - Written by Editor:JABUUTI (W,N)-Wasiirka gaashaandhiga dalka jabuuti Ayaa xafiiskiisa ku qaabilayo wafti wasiiro ah oo ka socday Somaliland. Waftigan ka socday Somaliland ayaa waxaa hogaaminayay wasiirka gaashaandhiga oo ay weheliyeen wasiirka qorshaynta iyo safiirka Somaliland ufadhiya jabuuti. Wasiirka gaashaandhiga jabuuti iyo dhigiisa Somaliland ayaa ka wada hadlay arimo door ah oo la xidhiidha wada shaqaynta labada dal; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Siyaasi/Ganacsade Maxamed Bookh Oo Ka Hadlay Ciidamo Baadhitaan Iyo Hadidaad Ku Sameeyay Huteelkiisa... Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirada Maaliyada Iyo Tamarta Ee Dalk... Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashariic Dawlada Hoose Ka Hirgalisay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|