BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu soo gobo gabaynayay tafsiirka quraanka kariimka ah oo lagu qabtay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama.
Safiirka quraanka ah ayaa soo socday mudo sanad ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;