DAAWO; Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dab Ka Kacay Qayb Kamida W, Warfaafinta Iyo Khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dab Ka Kacay Qayb Kamida W, Warfaafinta Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
February 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo iyo Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Maxamed Kaahin ayaa si wada jir ah uga hadlay Dabka kacay Qaybkamida Wasaarada Warfaafinta

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa sheegay in wixii sobobay dabka iyo khasaaraha rasmiga ee uu gaystay baadhitaan lagu samaynayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS