DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Jsl Muxuuse ka Yidhi Dayn 80milyan Ah Oo Xukuumadii Hore Ka Tagtay +Xaalada Dalka!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Jsl Muxuuse ka Yidhi Dayn 80milyan Ah Oo Xukuumadii Hore Ka Tagtay +Xaalada Dalka!!
February 16, 2019 - Written by Editor:

BORAMA(W,N) Wasiirkii hore ee Wasaarada warshadaha somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay kaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo arimo kale oo door ah.

Sidoo kale Ex Wasiir Shucayb ayaa wax laga waydiiyay lacagta 80milyan ah ee la sheegay in xukuumadii uu kamid ahaa ku wareejisay xukuumada wakhtigan taasi oo mudooyinkii udanbeeyay ka hadalkeedu ka dhex taagnaa bulshada asxaabta siyaasada

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Dhamaystiran;

https://youtu.be/svGM36M060o

COMMENTS
LINKS