DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Finland Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Xarumaha Caafimaadka Oo Ay Buuqasho Kusoo Mareen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Finland Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Xarumaha Caafimaadka Oo Ay Buuqasho Kusoo Mareen!
February 7, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wafti ka socday dalka filand ee ku sugnaa somaliland ayaa socdaal maanta ku tagay gobolka gabiley iyadoo ay weheliyaan haayado caalami ahi.

Xubnaha waftigan ayaa buuqasho indho indhayn ah kusoo maray cisbitaalka magaalada gabiley  halkaasi oo ay warbixin kaga dhagaysteen maamulka cusbitaalka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS