DAAWO; Siyaasi Cali Guray Oo Dib Udhaca Doorashada Ku Eedeeyay Xukuumada, G. Wakiilada Iyo Asxaabta Qaranka, Soona Bandhigay Sida Xal Looga Gaadhi Karo Saami Qaybsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cali Guray Oo Dib Udhaca Doorashada Ku Eedeeyay Xukuumada, G. Wakiilada Iyo Asxaabta Qaranka, Soona Bandhigay Sida Xal Looga Gaadhi Karo Saami Qaybsiga.
February 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)oo kamida siyaasiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha ,golahawakiilada iyo asxaabta qaranka somaliland oo uu ku eedeeyay in ay masuul ka yihiin dhib udhaca doorashada golaha wakiilada.

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa soo bandhigay saami qaybsiga kuraasta golaha baarlamaanka iyo tirada gobol kasta uu helayo iyo halka ay ku baqan tahay kuraasta ay tabayaan reer awdal iyo sool

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS