|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Sawirada: Xuska Sanad Guurada 25Aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland
February 2, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Munaasibada Xuska sanad guuradii 25 aad ee ciidanka qaranka Somaliland oo maanta ku beegneyd, ayaa lagu qabtay Taliska Ciidamada Qaranka Jamuuriyada Somaliland, Waxaana ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka, Booliska, Asluubta, Xeebaha, Xubno wasiiro ah, Xildhibaano, Madaxweyne ku xigeenadii hore ee Somaliland soo maray, Maayarka Hargeysa, Asxaabta qaranka, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qaranka, Fanaaniin, iyo dadweyne tira badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirada
Related posts:Murashaxa Madaxweynaha XISBIGA WADDANI Oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ahba Dhabaal Ha... Badhasaab Cabdoo Oo Ku Guul Daraystay Xal U Helida Xiisadii Maamul Ee Degmada Baki Iyo Xildhibaano K... DAAWO "Maxaad Kufali Dawladnimo Aan Hargeysa Mideynayn" Sheekh Aadan-siiro Oo Khudbadii Jimcaha Kaga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|