Tog Wajaale (WJN)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.
Waftigan uu hogaaminayo Madaxweyne Mustafe Cagjar, waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha Gudaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka