|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Marwo Faadumo Siciid Oo Soo Bandhigtay Cadadka Lacago Malaayiin Dollar ah Oo Lagu Lunsado Safaaradaha Dibada Iyo fashilka Siyaasada Arimaha Dibada Jsl.
February 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Arimaha Dibada ee xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa daboolka ka qaaday fadeexado culus oo dul hoganaya siyaasada arimaha dibada somaliland iyo cadadka dhaqaale malaayiin dollar ah oo lagu lunsado safaarada dalka dibadiisa Dhanka kale marwo faadumo siciid ayaa banaanka keentay tirada safaaradaha aan shaqaynin balse kharashkoodu ku jiro miisaaniyada Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Madaxweynaha JSL Iyo Wafi U Hogaaminayo Oo Maanta Ka Qaybgalay furitaanka Ceel Biyood Laga Hirgel... Kooxda Al Shabaad Oo Kahadashay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Madaxwaynaha Soomaliya Iyo Golaha Baar... “Sax Ma Aha In Mar Kale SNM Magaceeda Laga Dhigto Maqaarsaar Lagu Galo Ololeyaal Doorasho.”.Agaasima... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|