|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Saldhiga Berbera Xukuumadu Kiro ka Qaado Dawlada Emaraadka Iyo Beenintii Wasiir Sacad!!
February 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa wakhti hore loo wax laga waydiiyay heshiiska Somaliland kula jiro dawlada emaraadka ayaa wuxu cadeeyay in saldhiga berbera Somaliland kiro ka qaado dawlada emaraadka . Hadalka madaxwaynaha Somaliland hore ushaaciyay ayaa waxaa mid ka hor imanaya sheegay wasiirkiisa maaliyada sacad cali shire ooh ore u ahaa wasiirka arimaga isagoo cadeeyay in aanay Somaliland wax kiro ah ka qaadan saldhiga emaraadku ka dhisanayo Somaliland DAAWO; MUUQAALKA WEEDHIHII MADAXWAYNE MUUSE BIIXI EE KIRADA SALDHIGA BERBERA IYO HADALKII WASIIR SACAD EE ISLA ARINTA SALDHIGA BERBERA; https://youtu.be/ehV6faU_cPc Related posts:“Dadkii Uu Xabadda Ku Dilay Looma Haysto Tuke Iyo Qayrkii Toona,Isagu Wuxu Dheeraa Dadkii Uu Nolosha... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Rag Sheegay In Ay Ku Dhawaaqeen Jabhad Xukuumada Biixi Kaso... Daawo:Siyaasi Sabca Oo Cududiisa Taageero Ku Hubsaday Xisbiga Wadani Iyo Nuxurka Badheedhihiisa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|