|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Kalfadhigii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Maalintii Labaad Galay Iyo Qodobada Lagu Ansixiyay.
February 8, 2019 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N) Kalfadhigii baarlamaanka somalida itoobiya ee ka socday magaalada jig jiga ayaa maalintii labaad galay kaasi oo lagaga dooday arimaha door ah ayaa lagu ansixiyay qodobo muhiim. Iyadoo dhanka kalena dib u eegis lagu sameeyay xeerka Hanti dhowrka iyo sidii aanay xukuumada uga mid noqon Lahayn dadkii kamid ahaa maamulkii hore ee loo haystay wixii danbiyo ka dhacay deegaanka somalida. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;“Hadii Ay Jirto Cid Beelo Ah Oo Shir Loo Qabanayo Waxaa U Baahan Ceel Afwayn,Ee Burco Uma Baah... Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridka... Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Culimada Masaajidada Ku Amartay In Salaada Jimce Falastiin Loog... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|