|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “In Xisbiga Kulmiye Lagu Wareejiyo Beesha Bariga Burco, Danta Qaranka Somaliland Kuma Jirto, Waxaanan Soo Jeedin”… Siyaasi Axmed Cilmi Yare,
February 27, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Axmed Cilmi Yare oo hore xilal ala duwan uga soo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo kana mid ah siyaasiyiinta beesha bariga burco ayaa kubaaqay in aan xiligan loo baahnayn in dib xisbiga kulmiye loogu soo wareejiyo beesha uu kasoo jeeda ee bariga burco isaga oo u baaqay si loo helo xisbiyo lawada leeyahay in doorankan xisbiga kulmiye hogaankiisa loo dhiibo siyaasiyinta kasoo jeeda gobolka sool HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Murashaxa Madaxwayne Xisbiga Waddani Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Cusub Magaalada Ceerigaabo DAAWO; "Suldaan Xasan Anakaa Garab Taagan Cid Noosoo Dhaafi Kartaana Majirto Halkana Hargaysaa La... ururka SSJW Oo Cambaaraysay Xayiraada Mar Kale Lagula Dul Dhacay Wargeyska HUBAAL Iyo Xadhiga Lagula... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|