DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Hadlay Xadhiga Abwaanada Iyo Dadka Shacabka ah, Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Waxyaabihii Ay Balan Qaaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Hadlay Xadhiga Abwaanada Iyo Dadka Shacabka ah, Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Waxyaabihii Ay Balan Qaaday.
February 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani Cabdiraxmaan cCro ayaa hadlay xadhiga sharci darada ee xukuumadu kula kacday abwaano iyo dad shacab ah Oo fikirkooda cabiray,

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa xukuumada ugu baaqay in ay shacabka usoo bandhigto lacagta daynta ah ee ay sheegtay  in xukuumadii hore ku wareejisay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS