DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Jsl Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Holand. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Jsl Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Holand.
February 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan xaaji cali iyo xubno weheliyay oo kus uganaa dalka holand oo ay safar shaqo ku joogaan ayaa kulan la yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee dalka holand

Sidoo kale waxaa kulan kala soo qaybgalay maayarada hargaysa iyo berbera oo iyagu dalka biljumka kaga soo qaybgalay shir caalamiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS