|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Oo Daahfurey Barnaamij Ugub Ku Ah Gobolada Dalka.
February 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex iyo maayarkuxigeenka caasimada hargaysa ayaa siwada jir ah u daah furay mashruuc ku ugub ah gobolada somaliland. Barmaamijka iskaashiga degmooyinka gobolka maroodi jeex ayaa laga furay degmada laasgeel oo kamida degmooyinka hoos yimaada maroodi jeex Waxaana daahfurka barmaamijkan ka hadlay gudoomiyaha gobolka maroodi jeex iyo qaarkamida maamulka degmooyinka iyo maayar kuxigeenka caasimada . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Hantidhawrka Qaranka Somaliland Oo Qaaday Talaabooyin Lagaga Hortagayo Lunsiga Hantida Qaranka Wakht... Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Shaqada Looga Baahan Yahay Gudida Do... “Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay''Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|