DAAWO; Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalada Lowyo Cado Ee Gobolka Salel. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalada Lowyo Cado Ee Gobolka Salel.
February 15, 2019 - Written by Editor:

SAYLAC(W,N) Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaran Daa,uud Axmed Faarax oo maalmihii udanbeeyay kormeer shaqo ku marayay Gobolada Awdal Iyo Salel ayaa gaadhay magaalo Xuduudeedka Lawyo Cado ee gobolka salel isagoo booqasho kusoo maray Qaarkamid dugsiyada waxbarashada ee Magaalada Lowyo cado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/4THkdMfw564

COMMENTS
LINKS