DAAWO;-Garoon Casri ah Oo Laga Furay Xaafada Jig Jiga Yar Ee Magaalada Hargaysa Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo ka Qaybgalay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Garoon Casri ah Oo Laga Furay Xaafada Jig Jiga Yar Ee Magaalada Hargaysa Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo ka Qaybgalay.
February 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada ciyaaraha somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray garoon casri ah oo laga furay magaalada hargaysa kaasi oo lagu magacaabo kulan staduim  oo lagu ciyaari doono kubada cagta.

Ugu horay waxaa munaasibada furitaanka garoon kulan ka hadlay mulkiilaha garoonka oo faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ku dhaliyay in ay sameeyaan garoon kubadeed Ay dhalinyarada caasimada hargaysi ku ciyaaraan kubada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS