|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Barnaamij Ku Saabsan Aaskii Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali Oo Shalay Magaalada Hargaysa Lagu Aasay,
February 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Shalay magaalada Hargaysaa Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum .Axmed Cabdilaahi Cali Dhiirane oo kamida ganacsatada reer somaliland. Aaskan Ayaa Waxaa kasoo qaybgalay qaarkamida madaxda asxaabta qaranka madaxdhaqameed, xubno xilal hore kasoo qabtay xukuumada siilaanyo iyo kumanaan kamida shacabka somaliland shacabka iskugu yimiday aaska marxuumka ayaa ka hadlay khaatiirdiii marxuum axmed cabdilaahi iyo nimcooyinkii ilaahay gaarka usiiyay Halka Ka Daawo Muuqaalka Barmaamijka Aaska Marxuum Axmed Cabdilaahi Oo Dhamaystiran;
Related posts:DAAWO; Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun Adag ku Riday Dhalinyaro Kufsi Wadareed Kula Kacay Laba... Bahda Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Mo... WAR Deg Deg Ah; Murashixiinta Isbahaysiga Kulmiye Oo sharci Daro Ku Tilmaamay Qoraal War Galin Ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|