|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Sacad Gadhle Oo Xukuumadihii Kala Danbeeyay Ee Xisbiga Kulmiye Ku Eedeeyay In Ay Hagradeen Dhamaystirka Xeerka Doorashada G. Wakiilada, fashiliyayna Qorshaha Ku Lamaan Shirka Golaha Dhexe Kulmiye,
February 11, 2019 - Written by Editor:GABILEY,(W,N) ;-Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle oo kamida hal abuurka reer somaliland gaar ahaan gobolka gabiley Ayaa Xukuumadihii Xisbiga Kulmiye Ee Xilka La Kala Wareegay Ku eedeeyay In Ay Hakradeen Dhamaystirka Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada . Sidoo Kale, Waxuu Abwaan sacad ayaa Isbarbardhig Ku Sameeyay Sideedii Sanadood Ee Madaxwayne Cigaal Alle Ha U Naxariisti Ku Yagleelay Haykalka Dawladnimo Nabadaynti Turxaan Bixintii Beelaha Iyo Ka Soo Kabashadii Dagaalkii Sokeeye Waxaanu Abwaanku Ku Tilmaamay In Xukuumadaha Kulmiye Ku Guuldaraysteen In Ay Ka Gudbaan Caqabadaha Horyaala Doorashada Golaha Wakiilad Dhanka kale abwaan sacad ayaa fashiliyay qorshayaasha ku lamaan shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee dhawaan lagu qaban doono magaalada boorama oo uu tilmaamay in laga soo hor mariyay shirwaynihii xisbiga oo mudadii loo mudeeyay ay ka horaysay shirkan golaha dhexe ee lasoo qadimay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayirka Boorama iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose oo Hawl Galo Ka Bilaabay Jidka Isku Xidha Magaalooy... DAAWO; Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Dhaliilo Xukuumada Siila... DAAWO;-Duuliye Axmed-dheere Oo Ka Sheekeeyey Sababtii ku keliftay Inuu La Baxsado Diyaaradii 1988kii COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|