DAAWO; Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Munaasibad Qado Sharaf ah Ku Maamuusay Qareeno,Abwaano, Siyaasiyiin Iyo Nuxurka Weedhihii Laga Jeediyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Munaasibad Qado Sharaf ah Ku Maamuusay Qareeno,Abwaano, Siyaasiyiin Iyo Nuxurka Weedhihii Laga Jeediyay.
February 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo kamid hal abuurka reer somailand dhawaana laga siidaayay xabsiga ayaa maanta munaasibad qado sharaf ku maamuusay qareenadii udoodayay,abwaano, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ujeedada munaasibad ayaa ahayd sidii uu ugu mahad celin lahaa cidkasta oo qaybka qaadatay dadaalkii loogu jiray siidayntiisa.

Ugu horayna waxaa munaasibad ka hadlay oday ibraahim aadan cismaan Abees oo isagu ah aabaha dhalay abwaan cabdiraxmaan abees Kaasi dhamaan bulshadii ka qaybqaadatay siidaynta abwaanka umahad celiyay.

Sidoo kale waxaa hadalo ka jeediyay munaasibadan muj cali guray, siyaasi cali canter abwaano iyo qaybo kale oo bulshada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS