DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Hargaysa Iyo Qorshe Xukuumadu La Damacsan Tahay Abwan Cadbiraxman Abees Oo Uu fashiliyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Hargaysa Iyo Qorshe Xukuumadu La Damacsan Tahay Abwan Cadbiraxman Abees Oo Uu fashiliyay.
February 9, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(w,n) madaarka magaalada hargaysa ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay abwaan cabdilaahi xasan ganey oo kamida hal abuurka reer somaliland .

Sidoo kale abwaanada ku kulmay soo dhawaynta ayaa si wadajir ah ugu hadlay xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees oo mudo bilka ku xidhan jeelka wayn ee magaalada hargaysa.

Dhanka kale abwaan cabdilaahi xasan ganey ayaa fashiliyay qorshe ay xukuumada madaxwayne muuse biixi la damacsan tahay abwaan cabdiraxaamn abees oo ay doonayso in dalka laga mastaafuriyo.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS