|
|||||
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Sheegay In Dhalinyarada Somaliland Looga Gacan Haadinayo Soomaaliya
February 20, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa ka hadley xuska sanad guurada 37aad ee ka soo wareegtay maalintii dhagax tuurka dhalinyarada UFFO 20 February 1982-kii oo maanta ku beegnayd. Dhinaca kale Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa waxa kaloo ka hadley xaalada dhalinyarada Somaliland ay ku jiraan wakhtigan, Isagoo tilmaamay in qaarkood ay dawlada iskeed isku maamuli kari wayday ee Soomaaliya ay u gacan haadinayso.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;Gudida Wadada Ceerigaabo Oo Maanta Soo Bandhigay Qadar Lacag ah Oo ka Soo Gaadhay Wadamada Mar... Maxaa Sababay in Xukuumadu Iska Indho Tirto Musuq-Maasuqa Ka Jira Tv.ga Qaranka Iyo Dawan. Qormadii ... Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Tacsi Udiray Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumad Xil, Cibaado Maax Oo Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|