Bahda Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa’uud oo Abihii oo Geeriyooday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa’uud oo Abihii oo Geeriyooday
February 20, 2019 - Written by Reporter:

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net meel kasta oo ay joogaan Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa’uud Raage oo ka hawl gali jiray Shabakada Wararka Wajaalenews, oo hada ka mid ah Wariyeyaasha Telefiishanka Horyaal oo aabihii Carab Daa’uud Raage habeenkii xalay ahayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa islamarkaana maanta lagu aasay magaaalada Kalabaydh.

Bahda Shabakada Wararka Wajaalenews.net waxa kaloo ay tacsi u dirayaan qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Carab Daa’uud Raage, waxanu  marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, AAMIIIIIN AAMIIIIIIIIIN AAMIIIIIN AAMIIIN AAMIIIIN AAMIIIIIN.

 

COMMENTS
LINKS