|
|||||
WAJAALE NEWS
Askari Boolis Ah oo Weeraray Hawl-Wadeeno Ka Tirsan Telefiishanka Horn Cable
February 27, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Shaqaale ka tirsan telefiishanka Horn Cable oo warbixin ka soo diyaarinayay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland weerar ku qaaday isagoona hawl wadeenadaasi u gaystay jidh dil.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|