|
|||||
WAJAALE NEWS
Akhri; Baaq Uu Soo Saaray Ururka Midnimada Direed:
February 12, 2019 - Written by Editor:Akhri; Baaq Uu Soo Saaray Ururka Midnimada Direed: BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM Ku: Raiisal wasaaraha Dawlada Federalka ah ee Itoobiya mudane Abiy Ahmed Ku: Madaxweyne Dawlada deeganka Somali State mudane Musafe Cagjar Ku: Saxaafada Afka Somaliga iyo saxaafada Dalka Itoobiya. OG: Gudoomiyaha XDSHSI mudana Ahmed Shide. Ujeedo Baaq: Salaadiinta, Boqorada, Ugaasyada, Cuqaasha, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo waxgaradka beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka Midnimada Direed (UMD) waxay ku baaqayaan,
dawlad degaanka Somali State mudane Mustafe Cagjar ee uu ugu cimaamaday amniga Somali State malayshiyadii ONLF ee beesha Ogaadeen iyo malayshiyadii LIYUU POLICE ee isla beesha Ogaadeen.
isku reerka ah ee hore xasuuqa, barakicinta, dil, boobka iyo dhaca ugu gaystay umadda degta Somali State.
kalsoonyihiin, kana wada dhexmuuqdaan dhamaan umadda degta Somali State. URURKA MIDNIMADA DIREED Ugu dambeyntii Ururka Midnimada Direed wuxuu madaxweyne Musafe Cagjar usoo jeedinayaa inuu muujiyo hogaamin ku dhisan xaqsoor iyo cadaalad, oo uuna dhiso dal iyo dawlad la wadaleeyahay, kana xoroobo qabyaalada iyo nidaamka reernimada ku salaysan. Fiiro gaar ah: Ururka Midnimada Direed (UMD) waxaa ku bahoobay afarta haamood oo ay ka kooban yihiin beelaha Dirka, oo kala ah Madaxweyne Dir, Maha Dir, Madoobe Dir iyo Madaluug Dir. Wa bilaahi towfiiq Febraayo 10/2018 Ibrahim Ali Adan Gudoomiyaha Ururka Midnimada Direed (UMD) COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|