|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Mawqif Cad Iska Taagtay Go’aanka Soomaaliya Ka Qaadatay Nicklos Haysom
January 2, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa mowqif cad iska taagtay Go’aankii ay dawlada Soomaaliya dalkeeda kaga saartay Ergeyga Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey Mr Nicklos Haysom War-saxafadeed ay goor dhawayd soo saartay Wasaarada arrimaha dibada Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland aanay Mawqifkaas kula soconin Soomaaliya, Iyadoona go,aankaasi aanu iyada khusaynin, waxaana ay Somaliland cadeysay inay si buuxda ula shaqeyn doonta laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobey.
Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka
Related posts:Daawo:Khilaafka Masjid Jaamaca Magaalada Berbera Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Culimada Ehlu Suna Waj... Shilal Gaadhi Oo Caawa Ka Kala Dhacay Dooxa Huluuq Iyo Caabudla + Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac. Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Uu Baxay Marxuum Caaqi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|