Xukuumada oo Amar Culus Dul Dhigtay Dadka Degen Agagaarka Madaxtooyada Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada oo Amar Culus Dul Dhigtay Dadka Degen Agagaarka Madaxtooyada Cusub
January 19, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi) iyo Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa si wada jir ah u soo wada saaray amaro ku saabsan madaxtooyada cusub ee la sheegay in laga dhisayo galbeedka magaalada Hargeysa.

Dhinaca kale Wasiirka iyo Maayirka ayaa sheegay in madaxtooyada cusub dayr keeda aan loo dhawaan Karin 500M isla markaana aan laga ag dhisi Karin wax fooq ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS