Xukuumada DDSI Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Magaalada Jig Jiga, Shaaciyayna Cida Ka Danbaysa Isku Dhacyadan Qoomiyadaha Deegaanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada DDSI Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Magaalada Jig Jiga, Shaaciyayna Cida Ka Danbaysa Isku Dhacyadan Qoomiyadaha Deegaanka!
January 29, 2019 - Written by Editor:

Jig jiga(W,N) Xukuumada Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay Rabshadii maanta galinkii danbe ka dhacay Magaalada jig jiga iyo kuwii hore uga dhacay magaalada Diri dhaba .

Sidoo kale xukuumada DDSI= ayaa isku dhacyada shacabka deegaanka ku eedeeyay in ay ka danbeeyaan Ururadii Taabacsanaa Maamulkii Madaxwaynihii Hore Cabdi Ilay

Dhanka kale masuuliyiinta dawlada deegaank ayaa Ka war bixiyay xaalada magaalada jig jiga iyo khasaaraha uu sobobay isku dhacyadani wallow ay xiligan degan tahay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/2ct374E_VPI

COMMENTS
LINKS