|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo La Isku Yeedhay Fadhigii Mudo Kordhinta
January 20, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xoghayaha golaha Guurtida Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi oo maanta warbaahinta la hadley, ayaa shaaciyay in maalinta berito ah loo fadhiisan doono fadhigii loo balan sanaa eek u aadanaa mudo kordhinta golaha Wakiilada, Isagoona Mudanayaasha golaha Guurtida ugu baaqay in ka soo xaadiraan fadhigaasi. Dhinaca kale Xoghayaha Guurtida, ayaa waxa kaloo uu sheegay in gudidii loo saaray ka soo talo bixinta arrinta mudo kordhinta ay natiijadii dhameeyeen islamarkaana ay maalinta berito hor keeni doonaan golaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/IC_XU4M66PA Related posts:Daawo: Haweenay Reer Jabuuti Ah Oo Gaadhigii Ay La Socotay Oromo Gadoodsan Kala Degeen Iyo Dhaawac A... Marwada Koowaad Ee Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Safar Qarsoodi Ah Ku Timi Hargaysa Iyo... Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Isbedelka DDSI iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|