Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka dayriyay xaalada guud ee dalku ku sugan yahay, Isagoona galdaloolooyinka jira ku eedeeyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka