|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Abubakar Cabdi Good oo Ka Hadley Halka Ay Marayso Arrimihii La Xidhiidhay Saami Qaybsiga
January 4, 2019 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Xildhibaan Abubakar Cabdi Good oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley miisaaniyadii 2019-ka ee dhawaan ansixiyeen golahaasi islamarkaana ay cabasho xoogan ka muujiyeen bulshada kala duwan ee dhaqan gobolka Awdal. Dhinaca kale Xildhibaan Abubakar, ayaa ka hadley halka ay marayso arrimihii la xidhiidhay saami qaysiga oo ay hore u shaaciyeen Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Awdal inay gabi ahaanba is casili doonaan hadii aan la sixin saamiga kuraasta golaha Wakiilada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Magaalada Abu-dhabi Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyey Wefti Ka Socda Xukuuma... "Shan Bilood Oo Muuse Biixi Madaxweyne Ahaa Xabsiyada Somaliland Ayaa Buux Samay" Gudoomiye Cirro Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Xildhibaanada Kusoo Bixi Doona Doorashada 31may Iyo Sida Ay Kulmiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|