Xiisad Siyaasadeed oo Ka Taagan Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Wasiiro Xilkii Laga Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xiisad Siyaasadeed oo Ka Taagan Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Wasiiro Xilkii Laga Qaaday
January 23, 2019 - Written by Reporter:

JigJiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deeganka Soomalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) oo shir deg deg ah isugu yeedhay golahiisa Wasiirada ayaa waxa uu xilkii ka qaaday Wasiirkii Warfaafinta Dowlad Deegankaasi iyo masuuliyiin kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS