Xarunta Darasaadka CPA Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Hubka Kusii Qulqulaya Somalia Iyo Saamaynta Amni Ee Geeska Afrika!
January 22, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Xarunta daraasadka ee CPA Ayaa walaac xoogan ka muujisay hubka mudooyinkii udanbeeyay kusoo qul qulaya somaliya kaasi oo ay sheegeen in uu khatar ku hayay abniga gobolka
Warsaxaafadeed ay soo saareen Xarunta CPA ayaa ay faah faahin kaga bixiyeen khatarka uu hubkani ku keeni karo somaliya iyo guud aah geeskaba