Xabaalo Ku Yaala Magaalada Hargeysa oo Qarka U Saaran Inay Dumaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xabaalo Ku Yaala Magaalada Hargeysa oo Qarka U Saaran Inay Dumaan
January 25, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xabaalaha ku yaala Xaafada Ina Aamin ee magaalada Hargeysa ayaa qarka u saaran inay dumaan ama ay baaba’aan, qaar kamid ah dadka degan Xaafadaasi ayaana kawaramay xaalada Xabaalahani ku sugan yihiin, Iyagoona fariin u diray umada Islaamka iyo Shacabka reer Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS