|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Leeyahay Ninka Laga Doortay Garoowe Ku Dayo faroole, Oo Labadaada Gobol Hagaajiso,Haraacin Jidkii Gaas”Gudoomiye faysal Cali Waraabe.
January 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga uid ayaa ka hadlay mudo kordhintii ay maanta golaha guurtidu usameeyeen golaha wakiilada isagoo ku amaanay mudadaa gaaban ee ay kordhiyeen. Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan doorashada iyo xalka lagaga gudbi karo saami qaybsiga. Dhanka kale faysal cali waraabe ayaa ka dareen celiyay eedaha ay bulshada qaar usoo jeediyaan ee la xidhiidha in uu laaluush kolba xisbi ku raaco, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/ieGjYAgA8Yk
Related posts:Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Oo Cakiran! Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Dalka I... Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Haddalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|