|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Leeyahay Ninka Laga Doortay Garoowe Ku Dayo faroole, Oo Labadaada Gobol Hagaajiso,Haraacin Jidkii Gaas”Gudoomiye faysal Cali Waraabe.
January 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga uid ayaa ka hadlay mudo kordhintii ay maanta golaha guurtidu usameeyeen golaha wakiilada isagoo ku amaanay mudadaa gaaban ee ay kordhiyeen. Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan doorashada iyo xalka lagaga gudbi karo saami qaybsiga. Dhanka kale faysal cali waraabe ayaa ka dareen celiyay eedaha ay bulshada qaar usoo jeediyaan ee la xidhiidha in uu laaluush kolba xisbi ku raaco, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/ieGjYAgA8Yk
Related posts:“Anigu Waxaan Kamid Ahaa Haweenkii Ragu Suxulka Ku Riixayay, Hadii Aanu Xisbigu Ii hiilina Maan Tart... Ururka Qareenada Somaliland Oo Shirar Gooni Gooniya Iskugu Yimid Iyo Sidii ay Go,aan Uga Qaadan l... DAAWO;-Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Xayiraada Sharci Darada Ah Ee Ay Xukuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|