Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada qorsheynta Qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac ayaa ka warbixiyay nooca uu yahay xidhiidhka ay Somaliland la leedahay Haya’ddaha Caalamiga Ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka