Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedka Safarka Wasiirka Difaaca UK Ku Yimi Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedka Safarka Wasiirka Difaaca UK Ku Yimi Dalka
January 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Yusuf Xawar ayaa faah-faahin heeraad ah ka bixiyey booqasho uu shalay dalka ku yimid Wasiirka difaaca dawlada Ingiriis-ka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS