|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha oo Markii U Horeysay Magacaabay Gudi Kala Shaqayn Doonta Mashaariicda Biyaha
January 29, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa mar kale ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo sheegay in uu deeganada Tukaraq ku soo celin doono gacanta mamaulka Puntland. Dhinaca kale Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa waxa uu ka waramay gudi uu dhawaan magacaabay oo kala shaqayn doonta arrimaha Biyaha oo ay Wasaaradaasi yeelatay markii ugu horaysay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo: Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Taageerayal Ka Soo Jeeda Koonfurta Harga... Siyaasi Cali Guray Oo Si Adag Uduray Xil Naasir C. Shire Oo Hadalo Deel Qaaf Ah Kula Dul Dhacay Asta... Sheikh Mustafe Oo Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Kala Qayb Qaatay Ololaha Bilaha Ee Nadiifinta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|