|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg: Shil Naxdin Leh Oo Dhacay Deegaanka Beer Magaalada Burco Iyo Khasaaraha & Dhimasho Iyo Dhaawac.
January 1, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N) Waxaa caawa fiidkii shil isku dhac laba gaadhi Uu ka dhacay Deegaanka magaalada beer ee magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Cisbitaalka magaalada burco ayaa lasoo gaadhiiyay dhimashada sideed ruux iyo laba kale oo dhaawaca Agaasimaha cisbitaalka iyo taliyaha qaybta booliska ayaa ka warbixiyay khasaaraha shilkan labada gaadhi HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSA,;
Related posts:Janaraalkii ka Denbeeyay Afganbigii Dhicisoobay Oo Lagu Khaarajiyey Meel u Dhow Gobolka Amxaarada Da... War-Deg-Dega:Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Muslimiinta ROHINYA Ee Lagu Xasuuqay Dal... Xil. Maxamed Abiib Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Bulshadu Tabi Doonto Kaali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|